Daawo Sawirada: Daahfurka saamiyada shirkadda isgaarsiinta Somtel oo Muqdisho ka dhacday

Waxa maanta si rasmi ah looga daahfuray Muqdisho qaybtii koobaad ee saamiyada shirkadda isgaadhsiinta ee SOMTEL, iyo ballaadhinta adeegyada kale ee SOMTEl sida Internetka oo 3G iyo 4Gba leh iyo eDahab. Waa markii u horreysey ee saamiyada shirkadda Somtel loo bandhigo ganacsatada iyo dadweynaha. Saamiyada maanta la daahfuray, waxa ay bar-bilow iyo astaanba u yihiin … Continue reading Daawo Sawirada: Daahfurka saamiyada shirkadda isgaarsiinta Somtel oo Muqdisho ka dhacday